ASOJ
oo IFJ ugu baaqday inay Raaligelin ka bixiso Warka ay
ku faafisay Website-keeda ee looga been sheegay Maxaakiimta
Islaamka.
Muqdisho,
Arbaco, July05, 2006 (Asoj.org)
Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ
ayaa si kulul u cambaareeyay war lagu faafiyay Website-ka
ay leeyahiin Ururka International Federation Journalists
{ IFJ} kaas oo lagu sheegay in Midowga
Maxaakiimta ay weerareen Xafiis ay leeyahiin Urur Suxufiyiin
Qaran oo la yiraa NUSOJ.
“ Warkaasi wuxuu ahaa mid xaqiiqadda ka fog,waxaana faafiyay
shaqsi waligiiba been abuurka Astaan u ahaa ama shilimaad
ku raadsada,sidaasi daraadeed waxaan IFJ
ugu baaqeeynaa inay raaligelin ka bixiso ka been sheegida
iyo weerarka bahalnimadda ah ee ay ku qaaday Gudoomiyaha
Maxaakiimta Islaamka ,maadama Gudoomiyaha NUSOJ
Maxamed Fiyoore xaqiijiyay inuusan jirin weerarkaas”sidaasi
waxaa yiri Gudoomiyaha Assocaited Somali Journalists {
ASOJ} Dahir Abdulle ALasow oo Warsaxaafadeed
ka soo saaray Muqdisho.
“ Website-ka IFJ waxaa lagu tilmaami
karaa mid aan lagu kalsoonaan karin wararka lagu faafiyo
,waxaana la yaab nala ah ,xadgudubyadda Joogtadda ah ee
Madaxda IFJ kula kaceeyso Saxaafadda
Soomaaliya” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka ASOJ.
ASOJ
sets special committee over the killing of the western
journalist in Somalia capital
Mogadishu,
Sat, June 24, 2006 (ASOJ) Asoj.org
Associated Somali journalists (ASOJ)
has declared on Saturday that it set a special board for
the investigation and tracking down those who were behind
the killing of the Swedish journalist who was yesterday
shot dead in Tarabunka square in south of Mogadishu.
Associated Somali Journalists said they have already found
collected facts indicating that the Swedish journalist
was killed on two reasons including;
· His killing was behind by a warlord in Mogadishu who
was against the pro Islamic rally
· He was killed because of having connection with the
Denmark newspaper which published a cartoon of proverb
Mohamed (PBU).
The ASOJ committee stated the killing
act was committed by veiled person who has simply fired
the shot through the shroud not knowing whether that person
was male or female.
Also ASOJ is appealing the Islamic courts’
union to give very satisfied detail over the killing of
the western journalist since its militia were establishing
the security of the area.
Lastly, ASOJ is condemning the plotter
of the brutal killing against foreign journalist and ASOJ
is sending condolences to the family of the killed journalist
Martin Adler.
|