Associated Somali Journalists *ASOJ*
English |  Arabic |  Somali |      
English UK Language Arabic Language Somali Language   Bogga'horeWararka XeerkaNalasooxiriir Fikirkeena Xubnaha   
ASOJ
Associated Somali Journalists *ASOJ*


ASOJ oo Cambareysay weerarkii lagu sameeyay Wariyaal hoowlahooda shaqo ka watay Shirka dib u heshiisiinta Muqdisho Guji Halkaan

Xubnaha Ururka isu taga Suxufiyiinta ASOJ oo socdaalkoodii ugu dheeraa ku maraya baaskiilo dalka Uganda , Daawo sawirada Guji Halkaan

Wafdigii Ururka Suxufiyiinta ASOJ oo gaaray Addis Ababa, daawo sawirada Guji Halkaan

Suxufiyiinta ASOJ oo socdaal hoowleed u kala diray wafdiyadii ugu balaarnaa ee dalalka Yurub ,Mareykanka ,Barigga dhexe iyo Afrika Guji Halkaan

Ururka ASOJ oo Puntland  ugu baaqay inay ka laabato shaqo joojinta lagu sameeyay Wariyaha BBC Somali Guji Halkaan

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyed ayaa maanta u qabtay Suxufiyiinta ka howlgala Idaacadaha,Wargesyada iyo Web Site+yada Muqdisho Guji Halkaan

Ururka Suxufiyiinta ASOJ oo DFKMG ugu baaqay inay dib uga fiirsato go-aanka ay ku xirtay Idaacadaha Muqdisho sedex ka mida Guji Halkaan

Dil,xarig iyo handadaad ayaa loo geystaa Weriyeyaasha ka howlgala Soomaaliya Guji Halkaan

ASOJ oo sheegtay inay sii daciifeeyso Madaxbanaanidda Saxaafadda Muqdisho iyo Sedexdii Wariye oo la sii daayay Guji Halkaan

Kulan ay isugu yimaadeen Nairobi weriyeyaal ka socda qeybaha kala duwan ee warbaahinta oo laga soo saaray 5 qodob Guji Halkaan

Madaxda Ururka Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ASOJ ee Qaahira oo shir ay kaga hadlayaan xariga Cabduqaadir Nadaara ka soo saaray War murtiyeed,daawo sawirada Guji Halkaan


Ururka Isu Taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Asoj oo sheegay in Dowladda Federalka isku dhexyaacday oo kala garan la dahay Wariyaha iyo Warbaahinta u
u u shaqeeyo.
Guji Halkaan


Ururka Isu taga Suxufiyiinta ASOJ oo dowladda Federalka ugu baaqay inay deg deg ku sii daayaan Wariye Maxamed Bashiir Sh Cabdi Raxmaan.Guji Halkaan



Wariyayaal Howlo Shaqo u tagay Airporka Muqdisho oo ay Ciidamadda dowladda Handadeen iyadoo laga soo celiyay hoowlahoodii ay u socdeen.Guji Halkaan



Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ oo mar kale Madaxweyne Reyaale ka codsaday inuu cafis ku sii daayo Wariyaasha Haatuf News paper.Guji Halkaan


Ururka isu taga Suxufiyiinta ASOJ oo u mahadcelisay dadkii ka qaybqaatay sii deynta Wariye Xasan Sadde dhaqane.Guji Halkaan


Gudoomiyaha Ururka isu taga Suxufiyiinta ASOJ iyo Madaxii Horumarinta iyo tababaradda BBC World Service-ka Maria Frauenrath oo ka wada hadlay.21.02.07 Guji Halkaan


Ururka Suxufiyiinta ASOJ oo cambaareeyay kooxahii dilay Wariye Cali Cumar oo ka  mid ahaa hoowl wadeenadda sare ee Associated  Somali Journalists.19.02.07 Guji Halkaan


Wariye Mohamed Amiin oo laga sii daayay Xabsigga Magaaladda Jowhar 3 maalmood kadib.20.12.06 Guji Halkaan


Xuska Sanad guuradii 7-aad ee ka soo wareegtay Aas-aaskii Naadigga Saxaafadda Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay(daawo Muuqaalka Xafladaas iyo ardayda ka qalin jibisay) 14.11.06 Guji Halkaan

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Socdaalkiisii Muqdisho 14 sano kadib.(Daawo sawiradii laga qaaday).14.11.06 Guji Halkaan

Saxaafadda oo guddi gaara u magacaawday wada hadaladda Maxaakiimta ee 13-ka qodob.17.10.06 Guji Halkaan

•Ururka Isu taga Suxufiyiinta ASOJ oo Who iyo Unicef ugu baaqday inay magdhaw ka bixiyaan tacadigii garoonka Hargeysa loogu geeystay Weriyaasha. 15.10.06 Click here

•Kulankii Warbaahinta iyo Maxkamadaha oo ku dhamaaday Jawi Farxadeed kadib markii. 15.10.06 Click here

•Asoj oo guddi gaara u magacaawday 13-kii qodob ee ka soo baxday Golaha Maxaakiimta.
Click here 14.10.06

•Maxaakiimta oo soo saaray qodobo ku wajahan Saxaafadda Soomaaliya. Click here 14.10.06

 

•Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Warbaahinta Muqdisho
12.10.06 Click here

·Dalladda Isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Asoj oo sheegtay inay guddi gaara u magacaawday dabagalka cidii ka dambeeysay dilkii Sawirqaade Martin Adler .Click hear

Bogga' hore | Wararka | Xeerka | Nalasooxiriir | Fikirkeena | Xubnaha
© Copyright ASOJ, All Rights Reserved.